Maxkamada G/Banaadir oo xukun ku riday Masuuliyiin loo xiray Musuqmaasuq

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa soo gebagabeysay dacwad la xiriirtay musuqmaasuq oo loo heystay 9 eedeysane oo ka tirsanaa howlwadeenada dhinaca cabnshuuraha ee dowlada Somalia. Xubnahan ayaa waxaa ku jira Madaxdii Kastamka Canshuuraha ee dekada Muqdisho oo la xiray 18kii Bishii Agoosto ee sanadkan, iyadoo 29-kii Bishii Setemper la soo taagay Maxkamad dacwadooda lagu dhegeystay, taasoo … Continue reading Maxkamada G/Banaadir oo xukun ku riday Masuuliyiin loo xiray Musuqmaasuq